rummay
(m.l) (-yo, m.dh)

Qori qoyan oo dhirta qaarkeed laga goosto oo ilkaha lagu sifaysto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rummay

rummayan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ynaa, -ynayd)
Wax rummay lagu nadiifiyey ahaansho (ilko).

rummayasho [m.f.dh]
eeg rummayo.

rummaynaan [m.f.dh]
eeg rummayan. ld rummaynaansho.

rummaynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rummaynaan.

rummayo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-yday, -yatay)
Qof rummay ilkaha ku nadiifsasho. ld rum-mayso.

rummaysad [m.l]
ld rummaysasho.

rummaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld ru-maysan.

rummaysasho [m.f.dh]
eeg rummayso. ld rummaysad, rummaysi.

rummaysi [m.l]
ld rummaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg