rumow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Hadal run noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rumow

dhaxlidda astaamaha [m.dh]
Xirafadda gaarka ah ee noole kororsaday inta uu noolyahay wuxuu u gudbin karaa caruurta uu dhali doono; fikraddaan cilmi ahaan ma aha mid sax ah ama rumowda.

rumoobid [m.f.dh]
ld rumow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg