rundud
(m.l)

ld hundhur¹.

rundud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

ld hundud²; ld hundhur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rundud

hundud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cid hoos u foorarid. ld rundud.

hundudid [m.f.dh]
eeg hundud. ld rundudid.

rundudid [m.f.dh]
eeg rundud². ld hundudid.

rundudsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof, wax runduda ahaansho.

rundudsanaan [m.f.dh]
eeg rundudsan. ld rundudsanaansho.

rundudsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rundudsanaan.

rundudsasho [m.f.dh]
eeg rundudso.

rundudsi [m.l]
ld rundudsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg