rundudso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ciil iyo murugo darteed gorodda la laallaadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rundudso

rundudsasho [m.f.dh]
eeg rundudso.

rundud [m.l]
ld hundhur¹.

rundud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld hundud²; ld hundhur².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg