ruq
(m.dh)R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo¹.
ruq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruq ↴
qaabile-kiimikaad [m.l] (-layaal ..., m.l/dh)
(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka
kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug
badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka
dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale
ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
saaruq [m.dh] (-qyo, m.dh)
Laamaha iyo caleemaha dhirta badda oo hirku xeebta ku soo tufo ama biyaha dul sabbeeya.
tafaraaruq [m.l] (-qyo, m.dh)
Ismaandhaaf awgiisa loo kala tago. ld tafarruq¹.
tafaraaruq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Ismaan-dhaaf awgiisa ku kala tegid (dad). ld tafarruq².
tafarraruqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafaraaruq². ld tafarruqid.
tafarruq [m.l]
ld tafaraaruq¹.
tafarruq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
ld tafa-raaruq².
tafarruqid [m.dh]
ld tafaraaruqid.
buruq [m.dh] (-qo, m.l)
1.Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuusan oo la cuno. 2. Miro, sida qaraha, babbayga iwm inta jilicsan oo la cuno.
curuq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Laab ama guntin yar oo gala wax la tolayo. 2. Xanuun yar oo laga dareemo murqaha iyo seedaha kolka fadhi lagu raago. 3. ld curqid.
r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee
xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.