ruqaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Neef geel ah kicid isku dayid. 2. Nafley fadhida kuurkuursi samayn. ld ruuqaanso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruqaanso

ruqaansasho [m.f.dh]
eeg ruqaanso. ld ruqaansad, ruqaansi, ruuqaansad, ruu-qansasho.

ruuqaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld ruqaanso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg