ruqsad
(m.dh)

ld ruqso¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruqsad

durruqsad [m.l]
ld durruqsasho.

duruqsad [m.l]
ld durugsasho.

ruqso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Idan; fasax. 2. Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo. 3. Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg