rushaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Dhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rushaysan ↴
rushaysnaan [m.f.dh]
eeg rushaysan. ld ru-shaysnaansho.
rushays [m.l]
ld rushayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg