ruus
(m.l)

R. ah: fadhiid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruus

bolshofiik [m.l]
(siyaa.) Hab siyaasadeed iyo fikrad uu Lenin iyo kuwii raacsanaa ay keeneen dalka Ruushka kacaankii Ruushka kaddib 1917.

caruusad [m.dh]
ld aroosad.

duruus [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg dersi.

huruushad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Dhuxul noqosho (wax).

huruushadid [m.f.dh]
eeg huruushad.

huruusho [m.dh] (-ooyin, m.l)
Wax dhuxul noqday.

huruushoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Dhuxul noqosho (wax dab ku gubtay).

huruushood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg huruushoo.

meerkiyuuroos-koloraydh [m.l]
(kiim.) Iskudhis ruushi cad ah oo aan ku milmin biyaha (kalomeel Hg Cl).

miig [Magac Lab | Noun Masculine]
Nooc ka mid ah dayaaradaha dagaalka oo lagu sameeyo dalka Ruushka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg