ruuxi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda.

ruuxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley dhimanaysa naf ka dhawrid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruuxi

dhaqan [m.l]
1. Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed. 2. Asluub.

nolosha ruuxiga ah [m.dh]
1. Mid la xiriirta ama u dhow nolosha ruuxiga oo ku xiran noocyada ama dano qoto dheer. 2. Waxaan ahayn walxaha oo ah dabeecada ruuxiga.

ruuxin [m.f.dh]
eeg ruuxi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg