ruxmo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)

ld ruxan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruxmo

ruxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xmay, -xantay)
Wax la ruxay noqosho (laan geed, haan caano ku jiraan iwm). ld ruxmo.

ruxmasho [m.f.dh]
eeg ruxmo.

rux [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Haan caano ku jiraan lulid si subag looga dhaliyo. 2. Wax gilgilid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg