saab
(m.l) (-bab, m.l)1. Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelasha qaarkood lagu rido laguna qaado. 2. Oogada qaarkeeda sare, inta ka samay-san isku qoofalka feeraha, lafdhabarta iyo lafsakaarta oo wadnaha iyo sambabbadu ku dhex jiraan. 3. Taliye. taliye
saab
(m.l)1. (xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg le'eg hal. Ama xood uran oo ku wanqaran dhidibkiisa. Barta uu xoodku ka gooyo dhidibka waa geeska. Habdhiska kulanka kaartis saabku waxa uu leeyahay isle'eg beegaal oo leh sansaanka y = 4ax. 2.ÿ(xis.) Ururka baraha in u wada jira xarriiq iyo bar maguuraan ah. Xarriiq-da waxa la yiraahdaa jeedshe bartana kul-mis.
saab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Weel saab u yeelid.
Qasaabo*
Yaa wax yaqaana oo garan kara?
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saab ↴
aakib [m.l]
1. Ka aa. ah: faa'iidada laga rajeynayo
fal lagu dhaqaaqi doono. Tus. “Samaynta
Warshadda Saabuunta waxa ka aa. ah in ay
joogsato tii dibadda ka imaneysay oo lacagta adagi ku baxaysay”. 2. Ka aa. ah: mudnaanta uu wax, wax kale ka leeyahay. Tus. “Tiro badan waxaa ka aa. ah tayo”.
baab [m.l] (-bab, m.l)
1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
3. Isku b.: wax isku nooc ah. Tus. “Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”.
saabaan [m.l.w]
Alaabta guryaha la dhigto oo ay
ka mid yihiin kuraasta, miisadaha, sariiraha iwm oo lagu dhaqmo. ld saa-maan. saa-maan
saaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax saab leh ahaansho. ld saabsan. saabsan
saabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saabo. ld saabsasho. saabsasho
saabbilaash [m.l]
Saab weyn oo alaabta lagu rito. saab
saabbir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Saabbir ah: cayr fara maran.