saabbuunee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -neysay)Dhar saabbun ku dhaqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saabbuunee ↴
saabbuuneyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saabbuunee. saabbuunee
saabbuun [m.dh]
Xayr iyo maadooyin kale oo la
isku kariyey, adke laga dhigay oo dharka iyo jirka lagu mayrto, biyahana ku milma. ld saabuun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg