saabbuunmadow
(m.dh)

Saabbuun dharka lagu dhaqdo oo leh midab madow buluug xigeen ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saabbuunmadow

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg