saabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Weel saab u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saabi ↴
saabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saab². saab
saabil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Cayaarta (turubka) dabaka-eriga ran yaryar hor marin si uu ranka waaweyni u soo haro. 2. Cid qayaamo wax ugu qaadid.
saabilid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saabil. saabil
saabin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saabi. ld saabis. saabi, saabis
saabis [m.l]
ld saabin. saabin
candhasaabid [m.f.dh]
eeg candhasaab².
indhasaabid [m.f.dh]
eeg indhasaab².
masaabixid [m.dh]
ld masaamixid.
muusaabid [m.f.dh]
eeg muusaw. ld muusood.
saa [Falkaab | Adverb]
1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan.
saa [Xiriiriye | Conjunction]
1. Markaas; haddaba. 2. Maxaa-yeelay,
waxay kunoqotay, sabab.