saabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax saab loo yeelay ahaansho. 2. Ku s.: arrin iwm wax la xiriira ahaansho. 3. ld saaban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saabsan

baab [m.l] (-bab, m.l)
1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah. 3. Isku b.: wax isku nooc ah. Tus. “Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”.

saaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax saab leh ahaansho. ld saabsan. saabsan

caado-raacnimo [m.dh]
Ixtiraam weyn ee caadada ku saabsan.

qaaraami [m.l]
1. Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa. 2. Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.

saabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaban. ld saab-naansho, saabsanaan, saabsanaansho.

saabsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saabsan. ld saabsanaansho, saabnaan, saabnaansho

saabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld saabsanaan.

abtirsiinyo [m.dh]
Aqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday isu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi, abtirsiimo, abtirsiino.

aqoonta ummulinta [m.dh]
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmi takhtareedka oo ku saabsan xanaaneynta dumarka inta ay uurka leeyihiin, marka ay dhalayaan iyo lix toddobaad oo ku xigta xilliga dhalmada marka xubnaha taranku ay dhibaato baxayaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg