saaddo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Xabadka. 2. Garanbiyoole.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaddo

saad [m.dh]
Sii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.

saad [m.l]
1. Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto. 2. Cunto safarka loo qaato; sahay. 3. Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg