saadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax dhici doona sii sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saadi

saadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saadi. ld saadis.

saadis [m.l]
ld saadin.

calwasaadid [m.f.dh]
eeg calwasaad². ld calwasaad¹ (2), carwasaad¹, carwasaadid.

carwasaadid [m.dh]
ld calwasaadid.

masaadir [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg masdar.

saa [Falkaab | Adverb]
1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan.

saa [Xiriiriye | Conjunction]
1. Markaas; haddaba. 2. Maxaa-yeelay, waxay kunoqotay, sabab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg