saadin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg saadi. ld saadis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saadin

saadis [m.l]
ld saadin.

saad [m.dh]
Sii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.

saad [m.l]
1. Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto. 2. Cunto safarka loo qaato; sahay. 3. Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg