saadso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saadso

saadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saadso. ld saadsad, saadsi.

saad [m.dh]
Sii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.

saad [m.l]
1. Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto. 2. Cunto safarka loo qaato; sahay. 3. Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg