saafan
(m.dh)

Nooc kalluun ka mid ah.

saafan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fmay, -fantay; fmi)

Hilib wax saaf laga dhigay noqosho.

saafan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)

Hilib wax saaf laga dhigay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saafan

saafnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saafan³. ld saafnaansho.

joometeriga saafan [m.l]
(xis.) Barashada shaxanno joometeriyeed iyo xoodad iyada oo la isticmaalayo habdhis kulan iyo habab aljebareed; joometeriga kaart.

sargaf [m.l]
Hilib saafan oo la dubay; naas.

saaf [m.l]
1. S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey. 2. ld saafid.

saaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Hilib jiir ah balballaarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg