saaka
(Falkaab | Adverb)Maalinta la joogo subaxeeda. ld saakay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaka ↴
buuri [m.l]
1. Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo caleemo waaweyn, oo waran qaabki leh, bixiya; saakarro; tabaako. 2. Caleenta geedahaas oo siyaalo badan loogu isticmaalo (afka oo laga qiiqiyo ama laga cuno, sankoo laga cuno). 3. Waxyaalo kaloo caleemahaas laga sameeyo: sigaar, shurug, saliid, daawo, udgoon iwm. 4. Buuriga la qiiqiyo.
saakay [Falkaab | Adverb]
ld saaka.
saa [Falkaab | Adverb]
1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan.
saa [Xiriiriye | Conjunction]
1. Markaas; haddaba. 2. Maxaa-yeelay,
waxay kunoqotay, sabab.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg