saakuun
(Falkaab | Adverb)

Maalinta saaddambe xigta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saakuun

saaddambe [Falkaab | Adverb]
Maalinta berri iyo saakuun u dhexeysa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg