saamaggade
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)

Cayayaan yaryar oo lugo badan leh iyo midab caddaan xigeen ah oo tiro badan u wada socda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saamaggade

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg