saamajiidid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg saamajiid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saamajiidid

saamajiid [m.l]
Si caajis iyo itaaldarro ku jirto oo loo socdo.

saamajiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Si caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg