saamax
(m.l)Dhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaad.
saamax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday; -mixi)Wax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saamax ↴
saamaxaad [m.dh]
ld saamax¹.
saamixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saamax².
masaamax [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
ld masaamixid.
masaamax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -mixi)
Qof cid dambi ka galey cafin. ld masabaax².
masaamaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.
masaamaxnaan [m.f.dh]
eeg masaamaxan. ld masaabaxnaan, masaabaxnaansho, masaamaxnaansho.
masaamaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg masaamaxnow. 2. ld masaamaxnaan.
masaamaxnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax la masaamaxay noqosho (qof). ld masaabaxnow.
saam [m.l]
Kaltanka heeganka.