saandambee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-beeyay, -baysey)

1. Tallaabo gaabin. 2. Ka s.: cid lala socday in yar dib uga harid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saandambee

saandambayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saandambee.

saandambeedi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Dib u harid.

saandambeedin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saandambeedi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg