saangan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gamay, -gantay; -gmi)

Qof sixir uu kaga cararo meel uu joogay ku samayn.

saangan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax sixir ka dheereeya meeshii uu joogay lagu sameeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saangan

saangaman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-mnaa, -mnayd)
ld saangan¹.

saangamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saangan¹.

saangamnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld saangannaan.

saangannaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saangan². ld saan-gamnaan, saangaamnaansho, saangan-naansho.

saangannaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld saangannaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg