saangur
(m.dh)

ld soongur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saangur

gabsas [m.dh]
(c.nafl.) Naasley yar oo gafuur dhuuban, dabo dheer oo duf badan iyo midab casaan xigeen ah leh oo ku nool meelaha jiqda ah; saangur.

soongur [m.dh]
Nafley yar oo dabada dhogor badan ku leh oo dabagaallaha u eg. ld saangur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg