saani
(m.l) (-iyo, m.dh)

Macsilow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saani

saanifad [m.dh]
ld saniifad.

insaaniyad [m.dh]
Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo.

insaaniyo [m.dh]
ld insaaniyad.

masaanic [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg masnac.

meereysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho. 2. Wax rarkiisa saani ku dadantahay ahaansho (awr raran).

miisaanid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miisaamid.

miisaaniyad [Magac Dheddig | Noun Feminine]
(dhaq.) Qorshe waqtiyeysan oo maaliyadeed oo loogu talaggalay in hawl lagu fuliyo.

qaxaab [m.l] (-byo, m.dh)
Nin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.

saniifad [m.dh] (-do, m.l)
Gabal maro ah oo lagu tolo maro kale oo ka midab duwan. ld saanifad.

saa [Falkaab | Adverb]
1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan.

saa [Xiriiriye | Conjunction]
1. Markaas; haddaba. 2. Maxaa-yeelay, waxay kunoqotay, sabab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg