saanreeb
(m.l) (-byo, m.dh)

1. Cudur geela ku dhaca oo tabar-yaraan ku reeba. 2. S. ah: neef geel ah oo caato ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saanreeb

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg