saaqidad
(m.dh) (-do, m.l)

Naag liidata oo aan meelna ku wanaagsanayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaqidad

saaqid [m.l] (-dyo/-diin, m.dh)
1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbarasho la socon waayey.

saaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaq².

saaqid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof imtaxaan ku dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg