saaqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld saaqan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaqsan ↴
saaqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan. saaqid
saaqnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaqan². ld saaqnaansho, saaqsanaan, saaqsanaan-sho.
saaqsanaan [m.dh]
ld saaqnaan.
saaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld saaqsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg