saarsaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax, wax kale dushooda yaalyaal ahaansho. Xeerada bariiska ah hilib baa saarsaaran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saarsaaran

saarsaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saarsaaran. ld saarsaarnaansho.

toxob [m.dh] (-bo/-byo, m.l)
1. Cadad yaryar oo xalxalleefsan oo dusha iska saarsaaran oo kalluunka iyo haqa qaarkii dhawraarin ahaan, korka kaga rogan. 2. Dadka dubkiisa hollob ka kacda. 3. Lakab taxane ah oo xabagaysan: kaas oo daboola qaybta hawada u baxsan ee geedka. Waxa dhiijiya dubduleedka, shaqadeeda ugu muhiimsanina waxa weeye ka hortagga biyo lunka geedaha.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg