sahyuuni
(m.l) (-iyiin, m.dh)Qof aaminsan sahyuuniyadda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahyuuni ↴
sahyuuniyad [m.dh] (-do, m.l)
Dhaqdhaqaaq siyaasadeed iyo mid diineed oo ku dhisan mabda'ujeeddadiisu tahay in Yuhuudda la ururiyo, la mideeyo oo loo helo meel la dejiyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg