sakaraadid
(m.f.dh)

eeg sakaraad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sakaraadid ↴

indhacaddee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
1. Sakaraadid. 2. Dood aan wax loo cuksado lahayn ku indha adaygid.

sakaraad [m.l]
1. Xanuun aad u daran. 2. S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.

sakaraad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Nafley jirran, wax naftu dhibayso noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg