salaamid
(m.f.dh)

eeg salaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salaamid

nabdaaddi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Cid salaamid; bariidin.

nabdayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Cid salaamid.

nabdi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dad colaadi dhextaal heshiisiin. 2. Cid salaamid.

gacanqaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Cid gacan ku salaamid. 2. (f.g) Qof xaal siin. 3. (f.mg) Dagaal bilaabid. 4. (f.mg) U g.: cid wax ugu deeqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg