salaaxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

Wax la salaaxay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salaaxan

dhooban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
1. Wax badan oo meel ku urursan ahaansho. 2. Wax salaaxan ahaansho (guri, xafiis iwm). 3. Wax waabaayo marsantahay ahaansho (fallaar, gammuun iwm).

salaaxnaan [m.f.dh]
eeg salaaxan. ld salaax-naansho.

salaax [m.l]
1. Wax wanaagsan. 2. Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo. 3. Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.

salaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Wax xoo-daamin. 2. Derbi la dhisay dusha ka simid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg