soorid
(m.f.dh)

eeg soor³. ld sooryayn, sooryays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soorid

garsoorid [m.f.dh]
eeg garsoor². ld garsoor¹ (2.

martiqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid marti ah soorid.

martisoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid marti ah soorid.

martisoorid [m.f.dh]
eeg martisoor². ld martisoor¹.

sooryayn [m.f.dh]
ld soorid.

sooryays [m.l]
ld soorid.

xaqsoorid [m.f.dh]
eeg xaqsoor².

xareedayn [m.dh]
(kiim.) Hab ka kooban karkarinta hoor iyo qaboojinta uumigiisa. Xareedaynta waxa loo isticmaalaa safaynta hoorarka ama kala sooridda xubnaha iskujir hoor ah.

soor [m.l]
1. Cayayaan duula, afar baal leh, duqsiga u eg wax yarna ka weyn, xoolaha dhiigga ka nuugga oo cudur ku reeba. 2. Buntuq afkiisa mindi ka taagan.

soor [m.dh]
1. Galley ama meseggo shiidan oo la kariyo. 2. Gasiin; cunto.

soor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid cunto iyo cabbid ku martiqaadid. 2. Wax si isla eg u qaybin. ld sooryee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg