soosaare
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

(riw.) Riwaayad, filin iwm qofka samayskeeda isku dubbarida ee soo saara.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soosaare

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg