sooyaal
(m.l) (-llo, m.dh)

(taar.) Wixii la soo maray oo jiilba uu jiil ka soo gaaray; dhacdooyin taariikheed oo isdabayaal keydintood ama sahamo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sooyaal

usduuro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhacdo taariikheed oo sooyaal ah, oo wax laga beddelay qaabkeeda hore. ld asduurad, usduurad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg