suful
(m.dh)

1. ld sufur 2. Habaas yar oo dabayshu kiciso. 2. Meel abaar ah. 3. Hoog; belo. ld sufuul, suluf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suful

sufur [m.dh]
ld suful (1).

sufuul [m.dh]
ld suful.

suluf [m.l]
ld suful.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg