surbac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

Ul yar nafley ku tumid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surbac ↴

surbacaad [m.l]
Rafaad; dhibaato.

surbacaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Rafaad la kulmid.

surbacaadid [m.f.dh]
eeg surbacaad².

surbacad [m.l]
ld surbacasho.

surbacasho [m.f.dh]
eeg surbaco. ld surba-cad.

surbaco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday, -catay)
Cid wax ka sirasho.

surbicid [m.f.dh]
eeg surbac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg