surbaco
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-cday, -catay)

Cid wax ka sirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surbaco

surbacasho [m.f.dh]
eeg surbaco. ld surba-cad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg