suxuurad
(m.l)

ld suxuurasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suxuurad

suxuur [m.dh]
Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow-yahay; hiraab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg