suxuurin
(m.f.dh)

eeg suxuuri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suxuurin

suxuur [m.dh]
Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow-yahay; hiraab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg