suyac
(m.l)

ld suyuc¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suyac

kowrax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Hilib iwm oo inuu suyaco looga baqayo dabayl u dhigid.

marax [m.l]
1. Wax la kaydsado; dhaqaale. 2. Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin. 3. Ur suyac ah.

marax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rxay, -raxday; -rxi)
1. Hilib wax isbeddeley noqosho. 2. Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).

maraxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la dhaqaaleyey ahaansho. 2. Hilib wax suyacay ahaansho.

suyuc [m.l]
Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg