suyucid
(m.f.dh)

eeg suyuc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suyucid

suyuc [m.l]
Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.

suyuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax la huuriyey ur xun yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg