ta'wiil
(m.l)1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid.
ta'wiil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iilay, -iishay)Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ta'wiil ↴
ta'wiil [m.l]
1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid.
ta'wiil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
ta'wiilasho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg ta'wiilo.
ta'wiilid [m.f.dh]
eeg ta'wiil². ld ta'wiil¹ (2).
ta'wiilo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-iishay, -iilatay)
Wax fasirasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg