taabac
(m.l)ld taabicid. taabicid
taabac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday; -bici)1. Cid raacid. 2. Socod dheereyn ku jirto socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taabac ↴
taabacsan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Qof kale raacay ahaansho (qof, wax).
taabacsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabacsan. ld taabacsanaansho. taabacsanaansho, taabacsan
taabacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld taabacsanaan. taabacsanaan
taabicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabac². ld taabac¹. taabac
dhiigtaabac [m.l]
Qof aano daba jooga.
taab [m.l] (-bab, m.l)
1. Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado. 2. Agagaarka guriga. 3. Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan. 4. ld taabid.
taab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax xoog ku qabasho. 2. Wax fur ku adkayn.